Tiradda magangalyo doonka oo korortay & Soomaalida oo kaalinta koowaad kaga jirta..

0
ipo view

Tiradda Magangalyo doonka oo kordhay & Soomaalida oo kaalinta koowaad kaga jirta.

Asbuucii lasoo dhaafay waxaa xafiiska magangalyadda ireland iska dhiibay 350 qofood halka tiradda Soomaalidu ahyd 119 qofood taasoo ka dhigan inan nahay qowmiyadda ugu tiradda badan ee is dhiibay asbuucaas.

2024-tii ayaa sidaan oo kale la dareemay sara kaca codsiyadda magangalyo doonka.

Xeryaha IPAS waxaa kujiro 33,241 qofood sida ku cad reportkii la sameeyey December.

Wasiirka cadaaladda ayaa sidoo kale sheegay 87.66% dadka magangalyadda dalbaday in ay kasoo talaabeen xadka Waqooyiga ireland ( dhanka Belfast ).

Lifaaqa hoose ka akhriso warbixinta oo dhamaystiran.

https://www.rte.ie/news/2026/0619/1579395-government-asylum-figures

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *