Muwaadin Afgaanistaan oo loo heysto lacago uu xawaaalad kudiray isagoo cayr qaadanaya..
Muwaadin udhadhay Afgaanistaan ayaa lagu maxkamadeeyey dublin kadib markii uu diray 45kun oo yuuro isagoo qaadanaya Cayrta.
Waxa uu lacago diray ilaa 45 jeer inta u dhaxeeysay Janaayo 2020 ilaa Abriil 2021-dii xiligaas uu isagu qaadanaayay cayrta Social Welfare.
Waxaa la leeyahay wuxuu u kala diray 6 wadan oo kala duwan, suaasha ayaa ah xagee lacagahaas kasoo galeen haduu social welfare qaadanaayay.
Lifaaqa hoose ka akhriso waxa ay warbaahintu ka qortay.
