Masaajid dab laqabadsiiyey Bartamaha Dublin iyo …

Dublin Masjid la gubahy

Dublin Masjid la gubay

Sida lagu faafiyey baraha bulshadda ayaa la arkayey qiiq is qabsaday guud ahaan wadada Talbot Street oo ah barta uu ku yaallo Masjidka.

Muuqaalo laga duubay ninka dabka qabadsiiyey masjidka ayaa ku hadaaqayey dib ugu noqda wadankiina iyadoo laga dhadhamineyey hadalo u muuqda Muslim naceyb.

boolis wadanka ireland ayaa gacanta ku dhigay eedeeysanaha iyadoo dhawaan la filaayo in ay warbixin kasoo saaraan.

lasoco widii warar kusoo kordha.