Hambalyo Soomaalida maanta dhalashadda irish-ka qaatay

0
Irish,Passport,On,The,Flag,Of,Ireland,,Citizenship,By,Investment

HAMBALYO MUWAADINIINTA CUSUB EE MAANTA QAATAY DHALASHADA IRISH-KA

Warbaahinta Somali Irish News waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan xubnaha bulshada Soomaaliyeed iyo dadka kale ee maanta ka qayb galay xafladda dhalashada Irish-ka.

Maahan wax sahlan inaad noqoto qof muteeystay in lagu abaalmariyo jinsiyad dhan midaa ka dhigan inaad tahay qof ilaalshay shuruucda wadanka oo aan wax danbiya galin, ilaaliyey shaqsiyadiisa kaasoo ka fogaaday wax walbo oo magaciisa dhibaateen kari lahaay, Waxaan idiin rajaynaynaa guul, barwaaqo, ammaan iyo mustaqbal ifaya adinka iyo qoysaskiinnaba.

Hambalyo dhammaantiin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *