Duqa magaaladda Galway oo loo doortay Haweeneey Afrikaan ah.

1
Galway mayor

Helen Ogbu ayaa noqotay Duqa magaaladda Galway.

Haweeneeydaan oo u dhalatay dalka Nigeria ayaa sanado kahor ireland ka dalbatay magangalyo ( asylum ) sido kale 2 sano kahor ayeey xilka dowladda hoose ka qabatay isla gobolkaas.

Hadaba Soomaalida maxaa naga hor istaagsan inaan xilalka dalkaan qabano!!!

Lifaaqa hoose ka akhriso

https://www.rte.ie/news/ireland/2026/0619/1579325-ogbu-profile
https://www.rte.ie/news/ireland/2026/0619/1579325-ogbu-profile

1 thought on “Duqa magaaladda Galway oo loo doortay Haweeneey Afrikaan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *